Warqaad.com DAAWO: War Cusub oo ka soo kordhay Maxkamadeynta Wariye Coldoon iyo Wariyaha oo hal Arrin Codsaday - Warqaad.com
Saturday, March 25th, 2017
header header

DAAWO: War Cusub oo ka soo kordhay Maxkamadeynta Wariye Coldoon iyo Wariyaha oo hal Arrin Codsaday

Iyadoo maanta lagu waday in Wariye C/maalik Muuse Coldoon la horkeeno Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex, ayaa dib loo dhigay maxkamadayntiisa.

Tani waxay ka dambeysay markii uu Wariye C/maalik Muuse Coldoon codsaday ka hor inta aan Maxkamadda la horkeenin in lala kulansiiyo Qareenkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Abukaate Guuleed Axmed Jaamac oo ah Abukaataha difaacaya Wariye C/maalik Muuse Coldoon, ayaa sheegay in uu doonaayay in Wariyuhu uu ku booqdo Xarunta CID-da ee Magaalada Hargeysa, balse loo sheegay in laga mamnuucay guud ahaan saldhigyada booliska in uu galo.

Abukaate Guuleed Axmed Jaamac, ayaa sheegay in uu noqonayo Abukaatihii labaad oo Somaliland ay is hortaag ku samayso in Suxufiga C/maalik Muuse Coldoon uu ku booqdo Xarunta CID-da.

Qareen Maxamed Abokar oo markii hore difaacayay Suxufiga, ayaa sidaan oo kale loogu diiday in uu Suxufigu ku booqdo Xaruntan. Garyaqaan Guuleed ayaa sheegay in qareen 3-aad ay u qabanayan Wariyaha, si uu ugu booqdo Xaruntaasi.

Garyaqaan Guuleed waxaa uu walaac xoogani uu ka muujiyay kala xulashada Qareenada ee ka soo cusboonaatay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland.

Dhanka kale waxaa maanta Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex la horkeenay Agaasimaha Telefishinka Star, Maxamed Baashe Cabdi, iyadoona ay Maxkamaddu ku sii deysay damaanad.

Waxaase soo baxaya warar sheegaya in Saraakiil Booliska Somaliland ka tirsan ay ka horyimaadeen damaanadda ay Maxkamaddu ku sii deysay Wariye Baashe, iyagoona dib ugu celiyay Saldhiga Dhexe Hargeysa.

Somaliland, ayaa labada Suxufi ku eedeysay kicin dadweyne iyo xagjir ka soo horjeeda jiritaanka Somaliland.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com

KHUDBADDII MADAXWEYNE FARMAAJO

FADLAN AFLAGAADO WAA REEBAN TAHAY

24 Responses to DAAWO: War Cusub oo ka soo kordhay Maxkamadeynta Wariye Coldoon iyo Wariyaha oo hal Arrin Codsaday

  1. runsheeg says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hargeysa dowlad kama jirto ee ninkani kuwa heysta jawaano qaad ah haloo daadiyo mise waxey maqleen qaadka ayaa la joojinaya maxey u xiri wayeen naagta ninka noqotey oo naagkale qol kula xirneed oo kii qabey uu jiifey kuna soo baraarugey nagtisa oo nin naaga ah hoosta kula jirta ceebey tacaal hargeysa marka aad tagto Hotelo caan ah ayaa jira Maansoor waxa laguu keenya hablaha ugu qurxda badan oo yar yar ayaa ku jirta jiifka ay kula seexaneyso waayo wax shaqo maba hayan oo aan aheen tumasho marka duligani u dhamtey naagahood xamar uurka kawada keena ayna kuwa ilkaha beeley la seexda oo uraya mafrashka haregysa ka soowada baxey coldoon waa looma oyaan ogada muuse dheri kuwa tunka weyn kama dhalan ninkani ogada

  2. maxamed sicid says:

    Qaadka ayeeyda ma joojiyanaysa wilkagan yar ee run sheeg ugu qoran tahay mesha

  3. ali says:

    Hadaad nin tahay caydaa iyo xumaantaa car car ka hordhe nin reerwaqooyiye ,meel madow ayaad ka soo caytamaysaaaa. taa illaahay ayaa kaala xisaabtami doona , nin ragana kama odhan kartid, soomaalina w3axa kala fogaynaya ee xumaanta ku kala dhex beerayaa waa noocaaagaaa ,illaahay waxan kuu bar yay [gacan kulla soo gaadhi maayee ]innuuu illaahay calaamad aad kaa muujiyo ,

  4. Shakir Omar says:

    C malig coldoon maha musa dheriyo waa nin habar yoonisa taa Ogoow

  5. Birjeex says:

    ha la xidho wiixii walaweeyn u niikiya.

  6. abdilahi abdi says:

    ninkaas hargeysa caayaya miyaa lagu faro xumeeyey (kufsadey) isaga laftiisa ama waa hooyadii iyo gabdhaha walaalihiisa sababtoo ah hadalkiisa inoo sheegaya meesha bukta ee ninkaas belbelaysa xataa hotelkii waa ka inoo sheegay

  7. sos says:

    Birjjex iska daa walaweeyn Wareer hakuugu dhacee, dadkii idiin gumaadey kama aysan imaan Walaweeyn.dadka dega walaweeyn waa la yaqaanaa dad ma gumaadaan ee cabsida iska daa naftu marbey ku dhaaftaa ee si sharfleh u hadal ama is merji. Ragii idiin laayey wey ku sax sanaayeen . waxay ogaal u hayeen in 3 Habarood hadey meel wada degaan aanu Qaylo iyo Balaayo deyneyn ilaa afka lagu Dhufto oo la xabaalo ,taana wey dhacdey waana sax sax in sidaa ladiin galo kkkkkkkkk Fad ama ha fadin waa lagu fadsiiiin.

  8. run sheeg ma hooyada ayaa sidaa kugu shakeysay ina dhilo ilma amisom nadhaq xumada waa lagu yaqaan hooyadadi yrka badneyd aa saliid macsarada kilkila marsan jirtay buurigana canka gishan jirtayba wasaa guntinada xiran jirtayba wasaa afku urbadna horta naag quruc badan ayaa lawasaa aa horta naag qurux badan ma idinka dhalatay nagihiina lugaha madoow aa urka badan war iska mausa hadal idinma banana araa maciidasa masa waa gashaa soo idinkama dhalan nagaha saas dhihi jiray

  9. moha Abdi says:

    Kkkk walled waa yaab . deer hargaisa Shufti bay noqotay

  10. Miskiinka says:

    Ilaahay Ha ka siidaayo wariyaha xabsiga at ladamacsanyihiin .. wxaasi waa xiqdiga Ay Somali uqabaaan

  11. ABDIQANI ABDULLE says:

    Asc asxaabta dhabtii aniga magaceygu waa abdiqani abdulle deegaan ahaan waxaan ka soo jeedaa gobolada waqooyi lkn waxaan ku koray wax ku bartay g.banadir hadana saaas oo ay tahay waan ka war qabaa waqooyi ogaada ama ha ogaanina reer adeeradeey xamar wey naga fiicantahay waxey nooga fiicantahay kala faquuq qabyaaladeed ma jirro marka laga hadlayo dhalinyarada waqooyi dadka ku nool marka laga reebo boorama dhamaantood waa wada cunsuriyeen waxaa taas u sabab ah meel dheer ha ka raadin c.maalik waxa uu muujiyey sida uu ula faraxsanyahay umada koonfureed dastuur somaliland waxba kama sheegin madax somaliland sidoo kale waxaan maqlay in nin u heysta war bixin uu mc.maalik hada ka hor diyaariyey uu u xiranyahay kaas oo ka mid ahaa askartii dhalinyarada ku laaysay boorame marka hargeysa waxba yaan lay faanin inta cadaaalada la marin habaabinaayo ilaahey waa idanka caroonaa

  12. Ismail Ahmed Hassan says:

    Cabdi Malik coldoon ilahay amuurtis khayr haku dhameeyo insha allah

  13. Cabaaye says:

    Cabdi Malik coldoon ilahay amuurtis khayr haku dhameeyo insha allah

  14. Abdi says:

    Assalamu calaykum,
    Walaalayaal ilaah ha laga cabsado, ogow waxaad ku hadasho aakhiro waa lagugula xisaabtami,kaligaana god baa lagu dhigi qabiilna wax ku tari maayo.

  15. Jahowreer says:

    Ikhyaarta kuwa caytamaya joojiya cayda
    Kuwiina hanjabaya sida
    Ali iyo sos iyo Ina xamar ka buke
    Haday kula tahay inaan nin reer waqooyi ah agtiisa erayadaa laga dhihi Karin annaa odhanaya waxaan joogaa Canada Fort mc Murray inta reer waqooyi ee meeshan joog

  16. Jahowreer says:

    Qoraalka hore ayuu daba socdaa
    Inta reer waqooyi ee meeshan joogta way iwada yaqaanaane yusuf ( dhirbaaxacade) utaga kudhih adaa arki in lacaayi karo waliba ladhirbaaxi karo hadala aysan soo celinkarine hadaad idinku meelaha joogtaana iskeena

  17. Abdiweli says:

    Anaga hadaan HABAR YUNIS nahay habar jeclo Nama Gumeeysaneeyso ee waa inaa Gumeeysiga diidnaa hadaana COLDOOON sidag dag ah aanan loo soodeynin waxii dhaco SIIILAANYO ayaa msaoo ka ah walee waa laisbarandoo laisma garanayeee.

  18. Horta walawayn oo dhan yaan lacaayin waayo
    Ninkan coldoon daaroodka ayuu uniikinaye daaroodka
    Waxaan leeyay
    Naagahiinii ayaanu meel aanu ka marno la nahay
    Meelkastana way ku kiranayaan
    Hargaysa iyo burcay buux dhafiyeen iyaga iyo oramadii ayaanu kala garan la nahay
    Markaa anagu dumarka Ma cayno laakiin walaahi
    Waxan markhaati leeyay in ay naga kireeyan
    Naago daaroodi waliba qiimo jaban
    Xataa iyaga oo heerina yimaade Hargaysa oo markhaati
    Kan Aad u ololaynasan
    Ee sheeganaya inuu madax waynaha yahay
    Soo kii kirstanka ahaa
    Ee Ina cadhays Ciise kufsanayay ee markaatiga laga ahaa waaba
    Danbi inuu madaxwayne ka noqdo nin danbiile ah
    Hadaba daarodow kolayba daaarood wada Kirgistan ayaad
    Ahaydeen laakiin waxan idin leeyay kola hawiye ha kusoo gabanina
    Kola masaakiin ha iska soo dhiginee kaalay naagahiinan wada dhilooyinka
    Ee magaladii naga qaribay kaxaysta

  19. Waxa ika keenay waxaasoo caya markaan arko nin caytamaya oo
    Waliba dumar uun kusoo hal qabsanaya
    Maalinkastana kuwoodi ayaanu u xil qarinayna oo meel kasta
    Wadhan oo walaahiya
    Waxaan leeyay sideeda kale ha la isu caayo laakiin yaan dumarka
    La caayin dhaqan malahidine

  20. Waxan layaabay daaroodku Waa nijaasta ay ka dagi laday
    Umada reersomaliya
    Haday haday wadankii qabsadeen meelkasta dhuusay
    La taagan tiin walee hawiyaan idinka yeelin Ma doqoma
    Markaaga Aan kaa carqaladeeyo
    Adna markayga ila shaqee
    Dee dabada udhigta ka idinla shaqatnaaya
    Somaliya
    Ilaahay ha idnka qabto
    Nimankii idin wasi jiray ee hawiyena waxan leeyay
    Waar laaya laaya naagahan meelkasta wadhan
    Kawasa agoomaha laaya xabad ha kasii daynina
    Anan kuwan nala jooga ayaanu ku shaqaysane
    Reer somaliland waxaan leeyay waar dadkan Aad caayaysan
    Mahaa hawiyee Waa daroodkii oo kolba waji soo xidhanaaya ee iska jira

  21. Mohamed Meydo says:

    Qofki raba somalia cidina mahor istagayso hatago lakin yuuna kusonoqon somaliland ileen wadigii sheganayay somaliway ogow hadad sonoqotid xadhig ayaad mutaysanaysa somaliland cid aan illahay ahayn uma baahna

  22. Free coldoon ilma caasiye wa la arkaa lkn kuwan cml iidhiman dhib maleh cadaaladu Mar in bay iman

  23. Jahowreer says:

    Seef lasood
    Aabahay iyo awoowgaa ayagoo sidan ucaytamaya ciilna qaba iyo cuqdad daarood ayay dhinteen adna wadadii baad maraysaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhh adeer maxay cay kuu qaban aduunkaa saas iska ah Nina ciilbuu meela fadhiyaa oo cay miciinbidaa Nina waaka ciilkaa baday nin ragah oo Cid waxyeeli kara ama aarsankara hadaad tahay magacaas maada sooqaadateen meeshana gabdho caylama imaadeen waxaan kuugusoo gunaanadayaa

    Cidna gaadhi maysido ilaah caasibaadtahay
    -hadkaad cagaha saartana waxaa kucuskan DAAROOD

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *